Hogaamiyayaasha horyaalka premier league, ayaa booqan doona maanta, garoonka Newcastle ee James Park .
Manchester City waxaa dhawaac kaga maqan laba xidig aad muhiim ah Rodri iyo KDB, Rodri sanadihii ugu dambeeyay waxaa loo arkayay laacibka ugu muhiimsan kooxda hadda uu dhaawac dheer galay ilaa 8 bilood ah, xujo adag ayaa hortaalla macallin pep iyo wiilashiisa taaso dhaawacaan qaabeen karta ama wax ka badali karta awoodda kooxda.
Newcastle maaha koox sahlan su’ashu waxay tahay Manchester iyagoo dhaawacyadaa qabta guulaheeda masii wadi kartaa?