Alaaba Manchester United waxay muujinaysaa in wax isbaddal ah aysan la imaan season kaan, mar kale ayayna wajahayn Guuldarro xanuun badan.
Macallin Eric ten waayihiisa kooxda marba marka ka dambeysa mugdi weyn ayuu sii galayaa, labadii sano ee uu joogay wax falsafad ciyaareed ah oo uu kusoo kordhiyay majirto ayaa lagu eedeynayaa .
Dhammaan halyeyada Manchester waxa ay ka simanyihiin dhallaceynta macallinka reer Holland ee Eric ten hag iyagoo u arka mushkiladda kooxda.
Adigu sidee u aragtaa taageere ?