Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Farxaan Maxamed Jimcaale, oo ku sugan magaalada Baqdaad ayaa ka warbixiyay saddex qodob oo muhiim ah oo ay ku sallaysan tahay ujeedada booqashada rasmiga ah ee Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre iyo wafdigiisa ay ku joogaan Jamhuuriyadda Ciraaq.